About us

Shabakadda SomaliCcareers waxaad ka heli kartaa oo aad ka dalban kartaa shaqooyinkii ugu dambeeyey. Goobtan shaqaalaysiintu waxay cusboonaysiisaa baahiyaadka maalinlaha ah waxayna ku siinaysaa xog guud oo ku saabsan fursadaha shaqo ee ka banaan deegaanada somalida.

Shirkaddaha, HayƔdaha maxalliga iyo xarumaha dawladda waxaanu u keenaa shaqooyinka cusub si xirfadaysan oo taxaddir leh. Shabakaddayadan balaadhan waxa aanu si fudud kuugu gaadhasiin karnaa awooda tartayamaaysha si ay u buuxiyaan boosaska banaan.

Shaqo raadiyaashana waxaanu siinaa macluumaad lagama maarmaan ah bilaabista shaqooyinkooda. Qoraalka codsiga shaqo, tuasaalayaal iyo agabyo ayaanu ku caawina talaabo kasta oo nidaamka shaqada ah. Waxaad arkhridaa xogta shabakadda waxaanad bilawdaa xirfad adigoo samaysanaya ciwaan/koonto kuu gaar ah.