Digital Marketing Expert – Hargeisa, Somaliland

Posted in

AFRIC Ads

Job Type

Full Time

Location

Hargeisa, Somaliland

Description :

Fursado Shaqo

Digital Marketing Expert

Location: Hargeisa, Somaliland

AfricAds

Africads waa shirkad xayaysiis (Advertising Company) oo midaynaysa dhaman waddamada Africa khasatan geestka Africa kaas oo isku xidhi doona ganacsiyad kala duwan ee Africa dhamantood.

Qabkan xayaysiinta ah waxaa uun yahay mid noocisu ku cusubyahay aduunka kaas oo ku shaqaynaya habka casriga ah ee looyaqaano Digital Marketing. Waa qaab xayaysiin oo sahlaysa in si fudud lagu gaadhsiiyo dhamaan bulsho weynta adeegyada iyo agabka dalka yaal dhamaantood inay si fudud u helaan.

Booska banaan

Waxanu shaqalaysiinayna hawl wadeen khibrad u leh Video graphic design kaso looga bahan yahay inuu buuxin karo shuruudahan hoos ku xusan

Shuruudaha

  1. In uu leeyahay khibrad Video graphic Design ugu yaran labo sano, isticmaali karana Progams ka lagu shaqeeyo Iyo hal-abuur (Creative) oo la jaanqaadi kara hababka ugu casrisan ee loo design gareyo.
  2. In uu khibrad u leeyahay maamulka, maareeynta iyo qorshaynta baraha bulshada ee shirkadda (Social

Media) sida Facebook, Twitter, Instagram & Youtube.

  1. In uu diyaariyo qorshe maalmeed joogto ah oo uu ku hawlgalo.
  2. In uu hawsha loo igmada ku dhamayn karo wakhtiga loo igmada (Deadline)
  3. Inuu raaco ajandaha iyo siyaasaddaha u yaala shirkadda
  4. Inuu soo raaciyo cvgiisa designs hore oo uu sameeyay. Ugu yaraan 6 design.

How to apply :

Hadii aad buuxin karto shuruudahan fadlan soo dir Cv-gaaga email info@africads.net qabashadu waxay ku eeg tahay 20th June 2020

Apply Now