CALL FOR JOB APPLICATION 6 POSITIONS

Posted in

NETCOM

Job Type

Full Time

Location

Garoowe, Puntland State of Somalia

Description :

1 August 2020
APPLICATION,EMAIL OR URL : jama@hornafricajobs.com
CONTACT NAME :
ABOUT COMPANY :

National Energy Corporation of Somalia

  1. Sarkaal Waaxda maamulka iyo maaraynta ShaqaaIaha (Human Resources Management) 1 boos
  2. Sarkaal Waaxda iibka iyo helitaanka qalabka Shirkadda (Purchasing & Procurement Officer) 1 boos
  3. Sarkaal Hanti dhowraha gudaha ee shirkadda ( Internal Auditor) 1 boos
  4. Sarkaal Daryeelka iyo adeegga macaamiisha (Customer Care Officer) 1 boos
  5. Macluumaadka iyo isgaarsiinta casrigaa (ICT ) 1 boos
  6. Hawl Wadeenda matoorada (Generator Operator ) 1 boos

Wakhtiga shaqada: Wakhti buuxa ( 8saac maalintii)

Ugu yaraan waayo aragnimada: 2 sano

Goobta shaqada:              Garoowe

Wakhtiga Qabashada Arjiyada: 14/07/2020 ilaa 01/08/2020

Shuruud Guud

Dhamaan Boosaskaan waxaa kareeban qof leh balwada mandooriyaha ah sida: Qaad, Khamro, Sigaar, Xashiishka iyo wixii lamid ah.

1) Aqoonta iyo Waavo aragnimada Musharaxa kuhoon booskan ( HRM )

  • Master Degree la xiriirta qaybta HRM amamaamulka ganacsiga
  • Ugu yaraan 2 sano oo waayo aragnimo ah oo la xiriirta booskan ama maamulka Ganacsiga.

2) Aqoonta iyo Waayo aragnimada Musharaxa kuhaboon booskan( Waaxda iibka)

  • Ugu yaraan Bachelor Degree iyo wixii ka sareeya oo la xiriirta waaxda iibka
  • Ugu yaraan 2 sano oo waayo aragnimo ah oo la xiriirta booskana mamaamulka xisaabaadka

3) Aqoonta iyo Waayo aragnimada Musharaxa kuhoon booskan (Internal Auditor)

  • Master Degree la xiriirta maamulka maaIiyadda (Financial Management)
  • Ugu yaraan 2 sano oo waayo aragnimo ah oo la xiriirta xisaabaadka
  • lnuu aqoon u leeyaha ybarnaamijyada xisaabaadka sida QUlCK-BOOK iyo wixii lamid ah.

4) Aqoonta iyo Waayo aragnimada Musharaxa kuhoon booskan( Sarkaalka Daryeelka Macaamiisha )

  • Ugu yaraan bachelor Degree la xiriirta maamulka iyo maaraynta
  • Ugu yaraan 2 sano oo waayo aragnimo ah oo la xiriirta Daryeelka macmiisha

5) Aqoonta iyo Waayo aragnimada Musharaxa kuhoon booskan( ICT)

  • Ugu yaraan bachelor Degree la xiriirta ICT (Information Communication Technology)
  • Waayo aragnimo uguyaraan labo sano ah oo ku saabsan ITC

6) Musharaxa kuhoon booskan (motorist)

  • Waa inuu ka baxay dugsiga sare ama waxna qori kara waxna akhrin kara
  • Ugu yaraan 2 sano oo waayo aragnimo ah oo la xiriirta matoorada iyo ku shaqayntooda.

How to apply :

N.B: Qofkii buuxiya shuruudaha oo imtixaanka ku guulaysta waxaa dib looga baahan yahay Damiinu maal.

Araajida waxaa lagu soo aadinayaa Xafiiska Xarunta Injida ee (NECSOM) ugu dambeyn 01/08/2020

Wixii faahfaahin ah oo intaa dheer kala xiriir Xafiiska Xoghaynta Shirkadda (NECSOM) Tell: 0907786795/05843517 Email: Info@NECSOM.COM

https://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2020/07/Shaqooyinka-banaan-Shirkadda-NECSOM.pdf

Apply Now